ARAGTIDA AAD MAAMULKA ADEEGGA
BULSHADA KA QABTO WAA SIDEE i TÖREBODA KOMMUN?

Sida aan sare ugu qaadno heerka tayada dhaqdhaqaaqeenna awgeed, ayaa waxaan doonayna in aan ogaanno, dhinacyada adeegenna ay ka wanaagsan yihiin iyo dhinacyada ay imminka ka xun yihiin. Sidaas awgeed, qof kasta oo xafiisyada adeegga bulshada booqan doono 20190901-20191030 la siin doona fursad uu su´aalaha hoos ku qoran kaga jawaaabo. Ka qaybgelida waa ikhtiyaari. Tan kale, qof magaciisa la sheegi doono ma jiro. Jawaabaha waa laysku dhex-shaandayn doona, taasoo marna suurtagelin doonin ogaanshaha sida qof gaar ah u su’aalaha ugu soo jawaabay.

Go’aanka ka jawabida su’aalaha adiga iskaleh, laakiinse helida aragtidaada waa arrin anaga aad muhim noogu ah. Tirada badan ee dadyoowga su’aalaha ka soo jawaaba, waxay sare u qaadi doonta faa’iidada xaalad-baaristaan laga heli doono.

Natijada xaalad-baarista waxaa laga heli doonaa www.kolada.se och www.toreboda.se Isla su’aalahaan waxaa ka soo jawaabay, dadyoow ku nool degmooyin kale. Taasoo suurtagelin doonto in jawaabaha laga helay degmooyinka kale lays barbardhigo.